Xukun adag oo lagu riday Gudoomiye Degmo oo xiriir la lahaa Al Shabaab

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Somaliya ayaa xukuno isugu jiray dil toogasho  iyo xabsi daa’in ah ku riday dad loo heestay in ay ka dambeeyeen qarax lagu dilay Gudoomiye kuxigeenkii amniga ee Degmada Maxaas. Guddoomiyihii hore degmada Maxaas C/raxmaan Sheekh Cilmi Cawaale oo lagu eedeeyay in uu wax ka maleegay qaraxa lagu dilay … Continue reading Xukun adag oo lagu riday Gudoomiye Degmo oo xiriir la lahaa Al Shabaab